GUDAHA/wararka

Garoowe oo maanta lagu dooranayo Guddoomiyaha & ku xigeenka PUNSAA

Magaalada Garoowe waxaa maanta lagu dooranayaa Guddoomiyaha iyo ku xigeenka ee Dalladda Bulshada Rayidka ee Maamulka Puntland loona soo gaabiyo PUNSAA iyada oo olole xooggan ay sameeyeen musharrixiinta labadaas xil u taagan.

Xalay Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlad Goboleedka Puntland waxaa ka dhacay kulamo ay musharrixiintu la qaadeen xubnaha codaynaya si mid weliba oo kamid ah musharraxiintaas u sii diyaarsado codadka uu ku tashanayo.

PUNSAA waa Dalladda ay ku midaysan yihiin Xubnaha Bulshada Rayidka waxaana ay qayb ka qaataan arrimaha Bulsho iyo tan siyaasadeed iyaga oo ka qaybgala doodaha muhiimka ah ee Maamulka & Bulshadu la isugu xirayo.

La soco wixii kasoo kordha

Mustaqbal

MM Editor

Recent Posts

Maxay go’aan ku gaareen Hoggaamiye Aadan Madoobe iyo Saraakiisha Ciidanka Itoobiya?

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan gaar ah la…

8 hours ago

3 Degmo oo ka tirsan Shabeellada Dhexe oo ka qeyb galaya Tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu si rasmi ah uga furmo Tartanka Kubadda…

12 hours ago

Maamulka Koofur Galbeed oo ku goodiyay in uu dib u qabsanayo Deegaannada gacantooda ka maqan

Maamulka Koofur Galbeed ayaa ku goodiyay in uu qaadayo howlgallo ka dhan ah AS si…

15 hours ago

Suudaan oo dib u billowday in ay Moos u dhoofiso Sacuudiga

Dalka Suudaan oo dagaal Sokeeye galay sannadkii 2023 waxa uu galay xaalad kasoo kabasho colaadeed…

17 hours ago

QM oo Israa’iil usoo jeedisay in ay xayiraadda ka qaado Falastiin

Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres oo ka hadlay munaasabadda loogu magac daray "Maalinta…

20 hours ago

Markab lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

Lix qof oo hubeysan ayaa la sheegay inay fuuleen markab ganacsi oo marayay Gacanka Cadmeed…

1 day ago