Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Massimiliano Allegri:”Barcelona ayaa ku guuleysankarta sanadkan Champions League-ga”

Massimiliano Allegri oo ah Tababaraha kooxda Juventus ayaa ka hadlay Champions League-ga sanadkan kooxda ku guuleysan karta.

Tababaraha ayaa sheegay in ay  kooxda Barcelona tahay kooxda ugu cad-cad ku guulaysiga tartanka champions League xilli ciyaareedkan inkasta oo ay Barcelona dhibaatoonayso tartanka horyaalka La Liga.

Allegri ayaa sheegay in qaab ciyaareedka Liita ee Barcelona uuna wax muhiimad ah lahayn marka la joogo tartanka champions League isagoo arinta ka hadlaya waxaa uu yiri”

“Waxan u malaynayaa marka aan qiimayno kooxaha, Barcelona iney tahay kooxda ugu cad-cad ku guuleysiga.”

“Waxa aan sanadkii hore sheegay in ay Real Madrid ugu cad-cadahay ku guulaysiga champions League weyna dhacday sidaa”.

“Champions League xilli ciyaareedkan kooxda Barcelona ayaa aniga ahaan ugu cad-cad ku guulaysigiisa”.

“Laakiin waxa jira 2 ama 3 kooxood oo aan ka fogayn waxana ka mid ah Juventus”ayuu hadalkiisa kusoo koobay Allegri.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…

1 hour ago

Turkiga oo Soomaaliya keenaya Maraakiib Kalluumaysi

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…

1 hour ago

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…

3 hours ago

Kooxo hubaysan oo ku dagaalamay mid kamid ah Xarumaha Shidaalka ee Liibiya

Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…

3 hours ago

RW Xamsa oo bogaadiyay isbaddelka uu sameeyay Maamulka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…

4 hours ago

Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…

18 hours ago