Dowladda Masar ayaa maanta 9; qof oo la sheegay in ay ka tirsanyihiin Ururka Ikhwaanul Muslimiin ku dal dashay dalkaasi.
Raggan ayaa lagu eedeeyay in ay ku lug lahaayeen dilka xeer ilaaliyihii guud ee Masar Hishaam Barakaat oo la dilay sanadkii 2015kii.
Hay’adda xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa Masar ka codsatay in xukunka fulintiisa dib loo dhigo laakiin dheg jalaq looma siin.
Maxkamadda ugu sarreysa Masar ayaa Raggan xukuntay Bishii November ee sanadkii la soo dhaafay,waxaana Maxkamaddu sheegtay in ay ka dambeeyeen dilka Hishaam Barakaad.
Hishaam waxaa uu qeyb ka ahaa Raggii taageeray Afgambigii xilka looga qaaday Maxamed Murse ee uu dalka ku qabsaday C/Fitaax Alsiisi.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…