Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Manchester City Oo Dooneysa In Ay La Soo Wareegto Xiddig Atletico Madrid ka tirsan.

Kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay diirada saaratay xiddiga Atletico Madrid Thomas Partey oo ay doonayaa in ay u dhaqaaqaan bisha janaayo.

Citizens ayaa aad u raadineysa xidig ku wacan ka ciyaarista qadka dhexe iyadoona waqtigan isha ku heysa Thomas Party oo qadka dhexe uga ciyaara Atleico Madrid.

City ayaa sidoo kale la rumeysan yahay inay ku raad joogto  saxiixa Frenkie de Jong oo ka mid ah xidigaha aadka looga doonayo suuqa.

25 jirkaan ayaa si joogta ah u isticmaalay booska qadka dhexe waxaana la aaminsan yahay inuu ka fiirsanayo inuu ka tago Atletico bisha janaayo.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

3 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

6 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

8 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

9 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

10 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

10 hours ago