Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Man United oo £60m ku dooneysa saxiixa Coutinho.

Kooxda reer Englan ee Man United ayaa ku raad joogta xidigii hore ee Liverpool oo dhawaan kuso biiray kooxda Barcelona Coutinho.

Xidiga reer Prazil ee Coutinho ayaa si tartiib tartiib ah ula qabsanaya qaab ciyaareedka kooxda Barcelona isagoona wacdaro dhigay kulamadii dambe uu ciyaaray qasatan kulamadii uu ka hortagay kooxda United-ka tartanka Champions League-ga wareegiisa 8-da.

Wargeyska Mirror ayaa ku waramaya in United-ka ay laacibkan ku dooneyso aduun dhan 60m si ay ugu dib ugu soo celiyaan horyaalka Ingriska.

Sido kale adeega xidigaan waxaa isha ku heysa kooxda ku guuleysatay horyaalka France ee PSG waxeyna ku doonayaan adeeg dhan 70m.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Soomaaliya iyo Pakistan oo wada saxiixday heshiis la xiriira dhinaca Amniga iyo Difaaca

Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa wada saxiixday heshiis Is afgarad ah oo la xiriira Iskaashiga…

1 hour ago

DFS ayaa shaacisay in ay fududeynayso wada hadallo ay yeeshaan Maamulada Waqooyi Galbeed iyo Waqooyi Bari

Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dhiirigalineyso wada hadallo ay yeeshaan Maamulada Waqooyi Bari…

2 hours ago

Dadka Qasa oo maanta Salaada Janaasada ku tukuday 112 ruux oo 3 sano ka dib la helay Meydadkooda

Magaalada Qasa waxay saaka marti galisay aaska iyo janaasada in ka badan 100 ruux oo…

3 hours ago

DFS oo dhammaadka sannadkan soo bandhigeysa Natiijada rasmiga ah ee qodida Shidaalka Ceelka Curad 1

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa xaqiijiyay in…

4 hours ago

MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…

9 hours ago

Turkiga oo Soomaaliya keenaya Maraakiib Kalluumaysi

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…

9 hours ago