Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug.
Sida qorshaha yahay Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaya caleemo saarka Hoggaamiyaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan.
Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu Munaasabada ka jeediyo khudbad uu kaga hadlayo xaaladda dalka gaar ahaan Arrimaha Doorashooyinka iyo Amniga dalka.
Socdaalkiisa Dhuusamareeb ayaa ku soo aadaya xilli weli uu taagan yahay muranka la xiriira doorashooyinka, iyadoo dhawaan Guddiga Doorashooyinka ay shaaciyeen in April 2027 la qaban doono Doorashada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka.
Mustaqbal
Ka dib xilka qaadistii MW Xasan Sheekh ee Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf ayaa ka…
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Sacuudi Carabiya ka dalbatay lacag dhan 51 bilyan oo dollar, iyagoo…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Ciidamo dheeraad ah oo ka tirsan Xoogga Dalka gaar ahaan guutada…
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in Wasiir Axmed Macalin Fiqi…
Guddiga Dhexe ee Doorashooyinka Israa’iil ayaa si rasmi ah u ansixiyey natiijada doorashadii baarlamaanka ee…
Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad-Goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay…