Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in aan dib loo daabici karin lacagta kunka shilin ee lagu daaboco degaannada Puntland.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa lagu joojiyay daabacadda shilin Soomaaliga ee lagu daaboco degaannada Puntland.
Deni ayaa sheegay in arrintaas uu u qaatay kaddib markii sida uu sheegay uu u arkay in lagu kabayo nolosha dadka islamarkaana looga hortagayo sicir bararka degaannada Puntland ka jira.
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…
Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha,…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay inuu dib u dhigay weerar ay ciidamada dalkaasi…