GUDAHA/wararka

Madaxweynaha Burkina Faso oo kordhiyay Mushaarka Shaqaalaha rayidka ah

Madaxweynaha Dalka Burkina Faso ee Galbeedka Afrika waa Ibrahim Traore ayaa 50% u kordhiyey mushaaraadka shaqaalaha rayidka ah ay qaataan si looga gudbo cabashada ka taagan sida uu hadalka u dhigay.

Ibraahim Traore ayaa sidoo kale qaaday tallaab kale oo 30% uu ku dhimay mushaaraadka Xildhibaannada, Wasiirrada iyo Siyaasiyiinta, waxaa ka dhashay hadal hayn badan oo la xiriirta sababta ka dambeysa arrintaas.

Traore ayaa ku dhaqaaqay dhowr arrin oo kala duwan oo ku cusub dalkaas kuwaas oo intooda badan dhaliyay hadal hayn gudaha ah iyo falanqeyn dibadda, horay waxa uu u sameeyay tallooyin ka careysiiyay Dalalka Reer Galbeedka.

Hoggaamiyaan Militariga ah ayaa dalkiisa afgambi ku qabsaday, waxa uu eryay ciidamadii shisheeye ee dalkiisa ku sugnaa maadaama uu ugu yeeray in ay yihiin dhibaatooyinka keliya ee reer Burkina Faso heysta.

Mustaqbal

MM Editor

Recent Posts

Ciidamada PSF oo isaga baxay xeradii ay kaga sugnaayeen Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Puntland…

2 hours ago

Sheekh Xasiina oo ku dhawaaqday inay ku laabanayso Bangladesh inkastoo dil lagu xukumay

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…

13 hours ago

Maxay ka wada hadleen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Pakistan?

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…

15 hours ago

Jabuuti oo sheegtay in ay ciidamadeeda sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…

19 hours ago

Maamulka Jubbaland oo cambaareeyay colaadaha sokeeye ee Puntland kasoo ifbaxday

Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray dagaalkii saakay ka dhacay Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…

20 hours ago

DFS oo sheegtay in ay Warshado waa weyn ka hirgelinayso Degmada Balcad

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Warshado waa weyn oo kaalin muhiim ah ka qaata…

20 hours ago