Maamulka cusub ee Luuq oo wada shaqeyn ka dalbaday shacabka degmadaas.

Gudoomiyaha cusub ee degmada luuq ee gobolka Gedo iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa loogu soo dhaweyay degmada waxaana soo dhaweyntiisa kaqayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada degmada luuq.

Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweyne kuxigeenka jubbaland  ayaa shalay lagu magacaabay gudoomiyaha cusub ee degmada luuq Maxamed Cabdulaahi Gardhuub waxa uuna maanta gaaray degmada luuq.

Soo dhaweynta Gudoomiyaha Cusub ee luuq

Gudoomiyaha cusub ee degmada ayaa u sheegay dadkii soo dhaweyay in uu isbadal muuqda la imaan doono si loo horumariyo adeegyada bulshaada ee degmada.

Degmada Luuq ee gobolka Gedo waxaa ka socda qaban qaabada uu xilka kula wareegayo gudoomiyaha cusub ee shalay la magacaabay.

MM Staff

Recent Posts

Waa maxay ujeedka Wafdiga Saraakiisha Soomaaliya iyo Turkiga ee gaarey Baydhabo?

Saraakiil sare oo ka tirsan Militeriga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa gaarey magaalada Baydhabo ee caasimadda…

1 hour ago

RW Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…

6 hours ago

Ciidamada DFS & ‘AS’ oo ku dagaalamaya Gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…

7 hours ago

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

9 hours ago

Maxaa baddelay go’aankii Trump uu ku shaaciyay in uu duullaan ku qaadayo Iiraan?

Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…

10 hours ago

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaalada Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…

10 hours ago