Kooxda Liverpool ayaa laga yaabaa inay la soo wareegto xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund Christian Pulisic xagaagan.
Pulisic ayaa iska dhigey mid ka mid ah ciyaartoyda da’da yar ee haatan heysta Yurub, iyadoo 19 jirkaan uu dhaliyay 12 gool 97 kulan oo uu u saftay Dortmund.
Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Maraykanka ayaa lagu soo waramayaa inuu bartilmaameed u yahay Chelsea, laakiin sida laga soo xigtay saxafiga Raphael Honigstein, Liverpool ayaa dooneysa inay heshiis la gaarto Dortmund si ay uga qaadato laacibkan.
Liverpool ayaa xili hore RB Leipzig kala so waqreegtay Naby Keita, kaasoo xilli ciyaareedkii hore ku qaatay Germany ka hor inta uusan ku biirin Anfield ka hor xilli ciyaareedka soo socda.
Pulisic wuxuu heystaa laba sano oo keliya oo ka hartay qandaraaskiisa.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…
Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…