Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Liverpool oo dooneysa bisha January saxiixa Laacib la dhashay Edin Hazard.

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo saxiixa weeraryahanka Borussia Monchengladbach Thorgan Hazard oo la dhashay weeraryahanka Chelsea.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Belgium ayaa bandhig cajiib ah ka sameeyay horyaalka Germany isagoona dhaliyay 12 gool, 7 goolna caawiyay 19 kulan oo uu u saftay Gladbach xilli ciyaareedkan.

25 jirkaan ayaa qandaraaska uu kula jiro Gladbach wuxuu dhacayaa bisha June 2020, si kastaba ha ahaatee, sida ay qortay Daily Star, Liverpool ayaa 31 milyan oo ginni ku dooneysa adeega xidigan.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Turkiga oo Soomaaliya keenaya Maraakiib Kalluumaysi

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…

17 mins ago

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…

2 hours ago

Kooxo hubaysan oo ku dagaalamay mid kamid ah Xarumaha Shidaalka ee Liibiya

Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…

2 hours ago

RW Xamsa oo bogaadiyay isbaddelka uu sameeyay Maamulka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…

3 hours ago

Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…

17 hours ago

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

19 hours ago