Kooxda Liverpool ayaa guul wayn ka gaartay dhigeeda Arsenal kulan ka tirsanaa Horyaalka Ingiriska isbuuciisa 20aad.
Reds ayaa guud ahaanba maamulka ciyaarta ku wanaagsaneyd walow goolka hore iyaga looga Hormaray, hadana ciyaarta ayaa kusoo dhamaatay 5-1 oo Arsenal loogu owood sheegtay.
Liverpool ayaa goolsha kaga mahadcelineysa Roperto Firmino oo 3-gool dhaliyay, Mane iyo Mohamed Salah.
Gunners ayaa soo bandhigtay qaab ciyaareed aad u liito oo maba jirin meel ay ka wanaagsaneyd, Daafaca, khadka Dhexe iyo Weerarkaba.
Hogaamiyaasha Tartanka ee Liverpool ayaa guusha ay gaareen waxay kaga dhigantahay in hada 9-dhibcood oo nadiif ah ay ku horkacayaan Premier League.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…
Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…