Kabtanka kooxda Barcelona iyo xulka Argentina Lio Messi ayaa xalay rikoor cajiib ah ka sameeyay horyaalka La Liga kadib guushii cajiib ka aheyd oo uu ka gaaray kooxda atletico Madrid.
Messi ayaa xalay jibiyay rikoor La Ligaha ah oo u yaalay goolhayihii hore Real ee Iker Casillas taasi oo ku aadan dhanka guulaha horyaalka.
Wargeyska Marca ayaa sheegaya in Messi uu noqday laacibka ugu guulaha badan taariikhda horyaalka La Ligaha isaga oo badiyay kulankiisii 356-aad halka Iker Casillas uu ku istaagay 355
Dhanka kale goolkii xalay uu dhaliyay ayuu Messi ku gaaray goolkiisii 33-aad ee La ligaha isaga ayaana hogaanka gool dhalinta horyaalkaas.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…
Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray dagaalkii saakay ka dhacay Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Warshado waa weyn oo kaalin muhiim ah ka qaata…
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda…