Golaha shacabka iyo Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulanka 1aad ee Kalfadhiga 4aad ee labada aqal.
Labada Baarlamaan ayaa fasax ahaa dhowrkii bilood ee la soo dhaafay,waxaana lagu wadaa in maanta uu furo Madxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Kulanka maanta ayaa ah kaliya furitaan waxaana khudbad ka jeedin doona Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo,waxaana kaddib labada aqal midkasta ku shaqeyn doonaa xaruntiisa.
Kulanka furitaanka labada aqal ayaa badanaa ka dhaca Xarunta Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho,maaddaa XIldhibaannada labada aqal ay tiro ahaan gaarayaan 330 xubnood.
Furitaanka Kalfadhiga4aad ee labada aqal ayaa la filayaa in uu dhoco marka ay saacaddu tahay 9:00AM ee Subaxnimo.
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…