GUDAHA/wararka

Kongo oo raadinaysa Dad lagu waayay doomo shil ku galay dalkaas

Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo ayaa weli raadinaysa tobannayeeyo ruux oo la socday Doomo isaga kala gudbayay dhulka harooyinka ah ee dhaca Waqooyi Galbeed ee Dalkaas, ugu yaraan geerida la xaqiijiyay waa 193 qof.

500 oo kamid ah Dadkaas waxa ay la socdeen doon la sheegay in uu dab ka kacay, markii ay Dadku arkeen dabkaas waxa ay qaarkood billaabeen in ay isku tuuraan biyaha taasi waxa ay sababtay in dadka qaar ay dhintaan halka qayb kale ay badbaadeen.

Wasaaradda Arrimaha Bani aadamnimada Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo ayaa sheegtay in lasoo badbaadiyay 209 ruux halka ay weli maqan yihiin dad kale oo la socday labada doo nee shilalka dhacay labada maalin ee isku xigay.

Kongo waxa ay kamid tahay dalalka adeegsada harooyinka, biyahaas waxaa isaga kala gudba Doomo ka samaysan alwaax oo qaadkooda la kordhiyay, marka ay dhacaan shilalka waxaa kordha dhimashada iyo dadka la waayo sabab la xiriirta gurmadka oo adag.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Maamulka Puntland oo xaqiijiyay in ay la wareegeen Xeradii Ciidanka PSF ee Boosaaso

War-saxaafadeed ka soo baxay Ciidamada Booliiska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in ay la…

2 hours ago

Madaxweynaha Nigeria oo Mushaarka u kordhiyay Askarta dalkaasi

Madaxweynaha dalka Nigeria, Bola Tinubu, ayaa amar ku bixiyey in la kordhiyo mushaarka ciidanka milateriga…

2 hours ago

Ciidamada PSF oo isaga baxay xeradii ay kaga sugnaayeen Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Puntland…

4 hours ago

Sheekh Xasiina oo ku dhawaaqday inay ku laabanayso Bangladesh inkastoo dil lagu xukumay

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…

15 hours ago

Maxay ka wada hadleen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Pakistan?

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…

17 hours ago

Jabuuti oo sheegtay in ay ciidamadeeda sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…

21 hours ago