Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Kadib saxiixii Ramsey Juventus oo £175m ku dooneysa weeraryahan Ingriska ka ciyaara waa kee?

Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay dalab waali ah oo gaaraya 175 milyan oo gini ay ku dooneyso saxiixa dhaliyaha Liverpool Mohamed Salah.

Salah ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah tan iyo markii uu Liverpool kaga soo biiray Roma xagaagii 2017, isagoo shabaqa soo taabtay 64 jeer 86 kulan oo uu u saftay kooxda Merseyside.

26 jirkaan ayaa waqti fican kuso qaatay horyaalka Talyaaniga isago uso ciyaaray kooxaha Fiorentina iyo Romaka hor inta uusan uso dhaqaaqin horyaalka Ingriska.

Sida laga soo xigtay Sky News Cristiano Ronaldo ayaa Juve ku cadaadinaya saxiixa  Salah waxaana Liverpool miiska loo saaray aduun dhan £175m.

Salah ayaa 20 gool dhaliyay 34 kulan oo uu u saftay Liverpool xilli ciyaareedkan.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Dadka Qasa oo maanta Salaada Janaasada ku tukuday 112 ruux oo 3 sano ka dib la helay Meydadkooda

Magaalada Qasa waxay saaka marti galisay aaska iyo janaasada in ka badan 100 ruux oo…

41 mins ago

DFS oo dhammaadka sannadkan soo bandhigeysa Natiijada rasmiga ah ee qodida Shidaalka Ceelka Curad 1

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa xaqiijiyay in…

1 hour ago

MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…

6 hours ago

Turkiga oo Soomaaliya keenaya Maraakiib Kalluumaysi

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…

7 hours ago

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…

8 hours ago

Kooxo hubaysan oo ku dagaalamay mid kamid ah Xarumaha Shidaalka ee Liibiya

Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…

9 hours ago