Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Juventus oo dalab hor leh kaso gudbisay Pogba.

Kooxda Juventus ayaa markale soo cusboonaysiisay xiisaha ay u qabto saxiixa Paul Pogba suuqa kala iibsiga ee xaggaagan.

TuttoSport ayaa daaha ka qaaday in Juventus ay ku fikirayso inay ka faa’idaysato xiriirka xun ee u dhexeeya Paul Pogba iyo tababarihiisa Jose Mourinho.

Haddii Mourinho uu sii ahaado tababaraha Manchester United waxaa sare u kici doona fursada Juventus ay ku la wareegi karto Paul Pogba xaggaaga 2019.

Juventus ayaa lacag dhan 100 milyan oo euro ku iibisay Paul Pogba xaggaagii 2016, waxayna u argtaa markaan inay tahay fursad ay dib ugu ceshan karto laacibkeedii hore.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Dadka Qasa oo maanta Salaada Janaasada ku tukuday 112 ruux oo 3 sano ka dib la helay Meydadkooda

Magaalada Qasa waxay saaka marti galisay aaska iyo janaasada in ka badan 100 ruux oo…

1 hour ago

DFS oo dhammaadka sannadkan soo bandhigeysa Natiijada rasmiga ah ee qodida Shidaalka Ceelka Curad 1

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa xaqiijiyay in…

2 hours ago

MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…

7 hours ago

Turkiga oo Soomaaliya keenaya Maraakiib Kalluumaysi

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…

7 hours ago

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…

9 hours ago

Kooxo hubaysan oo ku dagaalamay mid kamid ah Xarumaha Shidaalka ee Liibiya

Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…

9 hours ago