GUDAHA/wararka

James Swan oo si rasmi ah loogu magacaabay in uu noqdo Ergayga QM ee Soomaaliya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku dhawaaqay in James Swan uu si rasmi ah u noqdo Wakiilkiisa Soomaaliya iyo madaxa howlgaleinta ee UNTMIS sida lagu yiri bayaanka uu soosaaray xafiiskiisa.

James Swan oo si kumeel-gaar ah ugu sii shaqeynayay xafiiskaan ayaa howshiisa si rasmi ah looga dhigay, wakiil buuxda ayuu u noqonayaa Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres sida hadalka loo dhigay.

Swan oo u dhashay Maraykanka ayaa horay shaqooyin kala duwan usoo qabtay, waxa uu si gaar ah uga soo howlgalay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalkaas, James ayaa kamid ahaa xubnihii wakiillada Beesha Caalamka ee ka shaqeeyay qabsoomidda doorashadii 2022.

Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay wax ka baddel ku sameyso Xafiiskeeda Magaalada Muqdisho maadaama Dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo jeedisay dib u eegis lagu sameeyo howsha uu ka hayo Caasimadda.

Mustaqbal

MM Editor

Recent Posts

Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…

13 hours ago

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

16 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

18 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

21 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

21 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

23 hours ago