DIBADDA/Wararka

Itoobiya oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay shidaal ka yimid Soomaaliya

Ciidamada Difaaca dalka Itoobiya ayaa qoraal ay soo dhigeen boggeeda Facebook waxay ku sheegeen in ay qabteen 30 fuusto oo shidaal ah oo laga keenay Soomaaliya.

Waxay sheegeen in ay ku qabteen shidaalkaan aagga gobolka Afdheer ee Dawlad Deegaanka Soomaalida, waxayna sheegeen in shidaalka laga keenay dhinaca Jubbaland, Soomaaliya.

Sida ay sheegeen ciidanku gaari siday shidaalka ayaa 49 kiilo mitir u jiray halka uu doonayay in uu geeyo shidaalka, “Balse waxaa gacanta ku dhigay ciidamo hawlgal ku jiray”.

Taliye xigeenka ciidanka hawlgalkaan ku jiray ayaa sheegay “in shidaalkaan uu sabab u noqon karo sicir bararka ka jira gudaha Itoobiya”.

Isha: BBC

MM Staff

Recent Posts

Ciidamada DFS ma awoodaan in ay la wareegaan mas’uuliyadda Amniga Dalka?

Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Muqdisho oo la hadlay Mustaqbal Media ayaa sheegay in Ciidamada…

37 mins ago

Madaxweynaha Suuriya “Kama tanaasuli doonno Dhulka ay Israa’iil naga haysato tan & 1973”

Madaxweynaha Suuriya, Axmed Al-Sharca oo bixiyay waraysi uu uga hadlay iskaashiga dhinaca Amniga ah ay…

1 hour ago

Dowladda Canada oo 10 sano ka dib war cusub ka soo saartay geerida Cabdiraxmaan Cabdi

Dowladda Canada ayaa war cusub ka soo saartay geerida Cabdiraxmaan Cabdi oo ahaa muwaadin Soomaali-Canadian…

9 hours ago

MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.

Madaxweynaha Suuriya, Ahmed al-Sharaa, ayaa shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la…

14 hours ago

Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed

Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta magaalada Laascaanood ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka…

18 hours ago

Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab…

21 hours ago