Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Inter Milan oo Isha ku heysa Ilkay Gundogan.

Kooxda Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City Ilkay Gundogan.

Gundogan ayaa ku dhibtooday inuu boos joogta ah ka helo  kooxda Pep Guardiola tan iyo markii uu kaga soo biiray Borussia Dortmund 20 milyan ginni sannadkii 2016.

Sida laga soo xigtay Tuttosport, Inter ayaa 27 jirkaan ka dhigeysa bartilmaameed keeda kadib markii ay ku fashilantay saxiixa Luka Modric.

Wararka  ayaa intaa kudaraya in inter ay diyaar latahay  £ 36m.

Inter ayaa horay ula soo saxiixatay ciyaaryahanka khadka dhexe ee Radja Nainggolan oo Roma ay kaga soo qaateed  £ 34.2m.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

6 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

8 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

11 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

11 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

12 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

12 hours ago