Kooxda reer Taliyaani ee Inter Milan ayaa kusoo biirtay loo lanka loogu jiro saxiixa kubad sameeyaha kooxda United-ka ee Paul Pogba.
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee ku guuleystay Koobka Adduunka ayaa si lama filaan ah ugu soo muuqday qorshaha inter ee suuqa.
Laacibkii hore ee Juventus ayaa ku jahwareersan hab dhaqanka Tababare jose isagoona sheegay in uu soo afjaridoono nolosha Manchester.
Agaasimaha ciyaaraha kooxda Inter milan Beppe Marotta ayaa qorsheynaya in uu suuqaato Pogba bisha janaayo.
Inter ayaa miiska Chelsea u saaridoonta Aduun dhan £200m.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…
Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray dagaalkii saakay ka dhacay Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Warshado waa weyn oo kaalin muhiim ah ka qaata…
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda…