Ciidamada hubeysan ee RSF oo ay la socdaan maleeshiyaad kale ayaa weerar culus ku qaaday magaalada El-Fasher oo ku taalla gobolka Darfur ee galbeedka Sudan.
Weerarkan ayaa waxaa wehliyay Madaafiic, iyada oo ilaa hadda la diiwaan galiyay dhimashada in ka badan 30 qof iyo dhaawaca kuwa kale, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka.
Magaalada El-Fasher ayaa ah meesha kaliya ee ciidamada dowladda Sudan (SAF) ay wali ka maamulaan gobolka Darfur.
Maalintii Isniinta, RSF ayaa markale bilowday duqeymo lala beegsaday guryo rayid ah iyo suuqyada magaalada. Lama xaqiijin khasaaraha rasmiga ee ka dhashay weerarka. RSF weli kama aysan hadlin eedeymaha loo jeediyay.
Mustaqbal
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…
Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…