GUDAHA/wararka

Garsoore Cumar Cartan oo maanta Muqdisho kusoo wajahan

Garsooraha Kubadda Cagta ee lagu magacaabo Cumar Cabdulqaadir Cartan oo Dowladda Maraykanka ay kahor istaagtay in uu ka qaybgalo Koobka Adduunka oo FIFA usoo xulatay in sannadkaan ayaa maanta kusoo wajahan Magaalada Muqdisho.

Cumar Cartan waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku sugaya mas’uuliyiin kala duwan oo isugu jira Bahda Isboortiska, Dowladda Federaalka iyo dhinacyo kale si ay ugu muujiyaan garab istaag xooggan.

Cartan oo qabsaday saxaafadda Caalamka maadaama si aan wanaagsanayn loola dhaqmay maadaama uu sifo sharci ah ku tagay Dalka Maraykanka balse Xukuumadda Washington ay dib usoo celisay ayaa la qiimaynayaa sida ay u dhacdo soo dhaweyntiisa.

La soco wixii kasoo kordha

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

5 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

9 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

10 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

11 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

11 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

11 hours ago