GUDAHA/wararka

Faransiiska oo Madagascar dib ugu celiyay Madaxa dad uu xasuuqay 128 sano kahor!

Dalka Faransiiska ayaa Madagascar dib ugu celiyay saddex kamid ah madaxa qalfoofta dad dagaal adag kula galay dalkaas 128 sano kahor, waxa uu haraadiga jirkooda ku hayay madxaf ku yaalla Magaalada Paris, ugu dambeyn dib ayuu u celiyay.

Qalfoofta la helay waxaa kamid ah Boqor Toera oo ka talinayay Dalkaan Jasiiradda ah ee Madagascar iyo labo kamid ah ilaaladiisa sida dhow ula socotay, markii ay dileen ciidanka Faransiiska ayay madaxooda u qaadaan Magaalada Paris.

Wasiirka Dhanka Faransiiska Haweeneyda lagu magacaabo Rachida Dati ayaa munaasabadda ka dhacday Magaalada Paris ku sheegtay in tani ay muujineyso raad-raaca hardankii colaadeed ee dhexmaray labada Dal muddo haatan laga joogo 128 sano.

Faransiiska oo kamid ahaa Dalalkii reer Yurub ee gumaystay Qaaradda Afrika ayaa billaabay in uu baab’iyo raadadkii aan wanaagsanayn ee dhaxalka xun ugu noqday Qaaraddaan, si uu dib ugu soo celiyo cilaaqaadka dalal badan waxa uu qaaday tallaabooyin kala duwan.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

10 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

12 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

15 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

15 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

17 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

17 hours ago