Ciidamada Dowladda Federaalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ee Macawiisleyda ayaa Gobolka Hiiraan waxa ay ka wadaan howlgallo ka dhan ah ‘AS’ si ay dib ugu qabsadaan deegaannadii ugu dambeeyay ee isaga baxeen ciidankaas.
Sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo deegaanka ah, ciidamadaan iskaashanaya ayaa baaris xooggan kawada deegaanno hoostaga Maxaas, Baladweyne iyo kuwo kale oo katirsan Gobolka Hiiraan si ay dib ugu qabsadaan.
Saraakiisha Ciidanka Dowladda Federaalka ee Gobolka Hiiraan ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay hoggaanka sare Macawiisleyda iyaga oo isla gartay in la xoojiyo howlgalladaan maadaama ay duullaan ku yihiin deegaanno kala fog.
La soco wixii kasoo kordha
Mustaqbal
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…