Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Dani Parejo: ‘Waxaan doonayaa inaan sii joogo Valencia “

Kabtanka Valencia Dani Parejo ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayo inuu sii joogo Los Che xagaagaan inkastoo uu soo bandhigay xiisaha kooxda heysata horyaalka Spain ee Barcelona.

29 jirkaan oo Valencia la joogay tan iyo 2011, ayaa la aamisan yahay inuu tixgelin doono dalabka Barcelona, iyadoo Catalan ay u muuqato inay ka dhigto badalka  Andres Iniesta iyo Paulinho.

Si kastaba ha ahaatee, xiddiga heerka caalami ee dalka Spain ayaa sheegay inuu doonayo inuu sii wato noloshiisa Valencia, madaama kooxdu ay isku diyaarineyso inay ka ciyaarto  Champions League xilli ciyaareedka 2018-19ka.

“Waa xilli ciyaareedkeygii sideedaad ee aan jogo kooxda, waxaana doonayaa inaan halkaan sii joogo” ayuu Parejo u sheegay jariirada Marca. “Ciyaartoyda oo dhan waa la sharfi doonaa inay u ciyaaraan koox sida Valencia ah, waan ku faraxsanahay halkan, waxaan doonayaa inaan sii joogo.”

Parejo ayaa dhaliyay 10 gool dhaliyey 42 kulan oo uu u saftay Valencia xilli ciyaareedkii hore.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…

1 hour ago

Kooxo hubaysan oo ku dagaalamay mid kamid ah Xarumaha Shidaalka ee Liibiya

Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…

2 hours ago

RW Xamsa oo bogaadiyay isbaddelka uu sameeyay Maamulka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…

2 hours ago

Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…

16 hours ago

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

18 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

21 hours ago