GUDAHA/wararka

DANAB & Daraawiishta Jubbaland oo howlgallo miina-baaris ah ka sameeyay Gobolka Jubada Hoose

Ciidamo isugu jiray Kumaandooska DANAB & Kuwa Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa duleedka Magaalada Kismaayo ka sameeyay howlgallo miina-baaris ah, ciidankaan ayaa si gaar ah u baaray waddooyinka muhiimka u ah isu socodka Jubada Hoose.

Saraakiisha ciidanka howlgalkaan sameeyay ayaa sheegay in u jeedkoodu ahaa sidii looga hortagi lahaa khatarta ka dhallan karta miinooyinka oo dhowr jeer ku qaraxday Gaadiid ay la socdeen dad rayid ah oo dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray.

DANAB iyo Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo si wadajir ah iyo kuwo kale oo si gaar gaar ah u samaynayeen waxa ay muddooyinkii dambe ka fuliyeen deegaanno katirsan Gobolka Jubada Hoose.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

10 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

13 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

14 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

15 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

15 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

16 hours ago