Gabbal-dhaca Sabtida maanta ah waxaa waddamada islaamaka billaabanaya howlo lagu raadinayo curashada Bisha Shawaal (Soon-fur) ee Hijriyada si loo xaqiijiyo in berri ay tahay maalinta 1aad iyo in la dhammeystirayo 30ka Ramadaan.
Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo adeegsata qalab casri ah oo lagu arki karo bisha ayaa xubnaha guddiga howshaas u xilsaaran waxa ay sheegeen in ay diyaar u yihiin raadinta curashada Soon-fur sida ay sheegeen.
Sacuudiga ayaa tilmaamay in caawa fiidka ay Maxkamadda Sare ee Dalkaas go’aamin doonto natiijada kasoo baxda baarista qorax-dhaca la billaabayo si haddii la dhammeystirayo Ramadaan loo tukado Taraawiixda haddii ay ciid noqotana takbiirta la billaabo.
La soco wixii kasoo kordha
Mustaqbal
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…
Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…