Dad ku dhintay Qarax ka dhacay Suuq lagu iibiyo xoolaha oo ku yaalla Gobolka Baay

Ugu yaraan 7 Qof ayaa ku geeriyootay halka tiro intaas ka badan ay ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay degaanka Goofguduud  Buurey ee Gobolka Baay.

Qaraxa ayaa ka dhacay Suuq Xoolaha lagu kala iibsado oo la isugu tago maalinta Arbacada ah,waxaana qaraxaasi ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Isbitaalka Magaalada Baydhaba ee Gobolka Baay ayaa la geeyay dhaawacyada iyo qaar ka mid ah meydadka qaraxa wax ku noqday.

Degaankan oo 30KM u jira Magaalada Baydhaba ayaa dhowrkii sano ee la soo dhaafay waxaa dhowr jeer kala qabsaday Ciidamada dowladda iyo Al-shabaab.

La soco wixii soo kordha

Web master

Recent Posts

MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.

Madaxweynaha Suuriya, Ahmed al-Sharaa, ayaa shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la…

60 mins ago

Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed

Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta magaalada Laascaanood ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka…

5 hours ago

Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab…

8 hours ago

Xukuumadda Netanyahu oo waqti kordhin u samaysay xaaladda ka dhalatay cabsida ay ka qabaan Iiraan

Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu…

9 hours ago

Shirarka looga hadlayo Mustaqbalka AUSSOM oo ka kala socda Muqdisho, Addis Ababa & Kampala

Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga…

10 hours ago

Ciyaaryahan Marc Cucurella oo sharaxay sababta uusan u jarayn Tintiisa

Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Spain kuna guullaystay Koobka Adduunka 2026 ee lagu magacaabo Marc Cucurella…

11 hours ago