Ciidanka Kenya eek u jira Howlgalka AMISOM ayaa askari ka tirsanaa Ciidanka Maamulka Jubaland ku dilay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose.
Askarigan oo ku sugnaa Xero Ciidan ayaa waxaa jiiray Gaari ka mid ah kuwa Ciidanka AMISOM eeKenya uu jiiray.
Dadka degaanka ayaa sheegay in Ciidanka Kenya ee Askariga Gaariga jiirsiiyay ay si kas ah u yeeleen,laakiin Maamulka Jubaland ayaa beeniyay in ay arrintaas ku talagal ahayd.
Mukhtaar Cabdi Maxamed Oo ah Sarkaal u hadlay Maamulka Jubaland ayaa sheegay in Maamulka uu kala xisaabtamayo Ciidamada Kenya ee jooga Kismaayo.
Shilalka ay dadka Soomaalida ah ku dilayaan Ciidamada AMISOM ayaa ku soo badanaya dalka iyada oo todobaadkan 4 qof ay Ciidanka Kenya ku dileen xaafadda Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…
Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray dagaalkii saakay ka dhacay Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Warshado waa weyn oo kaalin muhiim ah ka qaata…
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda…