Howlgalka ATMIS gaar ahaan ciidamada Uganda iyo Ciidanka Booliiska iyo Xoogga ayaa sheegay in ay howlgallo wadajir ah in ay ka sameeyeen degmada Afgooye iyo deegaannada hoos yimaada.
War-saxaafadeed ka soo baxay howlgalka ATMIS ayaa lagu sheegay in howlgalka ay si gaar ah uga sameeyeen inta u dhaxeysa Aribiska ilaa Lafoole, iyada oo lagu jaraayay dhirta ku taalla wadada hareeraheeda.
Sidoo kale, waxaa ay tilmaameen in howlgalka ay ugu talagaleen si gaar ah in ay ka hortagaan qaraxyada miinooyinka ee lagu aaso wadada dhinaceeda.
Goobaha ayay saraakiisha sheegeen in xilliyada qaar lagu aaso miinooyin waxyeelo u geysta dadka shacabka ah iyo askarta.
Mustaqbal
Dowladda Maraykanka ayaa diiday in Madaxweynaha Falastiin, Mahmoud Abbas, la siiyo fiisaha gelitaanka dalkaasi, si…
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay saacadihii la soo dhaafay Militeriga Soomaaliya…
Dagaallada u dhexeeya dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay iyo kooxda Xuutiyiinta ayaa sii xoogeysanaya,…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay isku day weerar oo loo adeegsaday diyaarad…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladda federaalku si joogto…
Dowladda Shiinaha ayaa u digtay Hoggaamiyaha Maamulka Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo faragelin…