GUDAHA/wararka

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulmaya iyada oo ay ganaaxan yihiin ku dhawaad 50 Xildhibaan

Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ka leh cutubyada 4aad ilaa 9aad ee Dastuurka Dalka oo saddexdii kulan lasoo dhaafay buuq ka socon waayay.

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ganaaxay in ku dhaw 50 Xildhibaan kuwaas oo saddex jeer lasoo kala saaray xaanshida Ganaaxooda, sababta ayaa lagu sheegay in ay ka danbeeyeen buuqa uu ka furmi waayay kulamadii lasoo dhaafay.

Ciidamada ammaanka ee Baarlamaanka ayaa la faray in ay celiyaan Xildhibaannada la ganaaxay si aanay gudaha ugu gelin xarunta oo maanta kulan looga hadlayo arrimaha Dastuurka gaar ahaan cutubyada 4aad ilaa 9aad.

La soco wixii kasoo kordha

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

4 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

6 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

9 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

9 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

11 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

11 hours ago