Aqalka sare oo ka digay faragelinta doorashada KGS.

Senatorada Aqalka Sare ee baarlamaanka Somaliya ee ka soo jeeda deegaanada Koofur Galbeed, ayaa soo saaray war saxaafadeed ay kaga hadleen arimo dhowr ah.

Xildhibaanadan Aqalka sare, ayaa war saxaafadeedkooda oo ka koobnaa 4 qodob, waxey kaga hadleen; Qarixii Sabtida ee Baydhabo, Amniga Koofur Galbeed, Doorashada dhaceysa bisha danbe iyo walaaca Musharixiinta qaar.

Senatoradan, waxey sheegeen in looga baahanyahay Musharixiint u taagan Koofur Galbeed iney kaalin ka qaataan sugida amniga Baydhabo iyo deegaanada kale.

Waxa ay dhinaca kale ka digeen faragelin ay sheegeen in dowladda dhexe ay ku heyso doorashada dheceysa 17-ka bisha danbe ee November.

Halkan Ka Aqriso Warsaxaafadeedka Aqalka sare:

Mustaqbal media

Recent Posts

Maamulka Puntland oo maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu Dowlad-Goboleed noqday

Maamulka Puntland ayaa maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu noqday Maamul Goboleed,…

15 mins ago

Taliyaha AFRICOM “Waxaa naga go’an sii wadista howlgallada Amni ee lagu taageerayo Soomaaliya”

Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Afrika loona soo gaabiyo AFRICOM, Janaraal Dagvin Andersan ayaa bogaadiyay howlgallada…

2 hours ago

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

18 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

21 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

22 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

23 hours ago