Xarakada Al-shabaab ayaa baahisay magaca iyo qabiilka uu ka dhashay Ninkii dhawaan isku qarxiyay agagaarka Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho.
Al-shabaab waxaa ay magaca Ninka is qarxiyay ku sheegeen Jamaal Jeylaani oo ka soo jeeda Qabiilka Murasade.
Weerarkaas oo dhacay 22kii Bishan December ayaa waxaa ku geeriyooday dad ka badan 20 Qof waxaana ka mid ahaa afar ka mid ah shaqaalaha TV-ga Universal oo uu ku jiray Wariye Cawil Daahir Salaad.
Dhowr jeer oo hore ayey AL-shabaab soo bandhigeen Magacyada iyo qabiillada Dadka iyaga ka midka ah ee geysta weerarrada is qarxinta ah iyo kuwa ay ku qaadaan dhismayaasha Dowladda Soomaaliya.
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…