Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay toogasho ka dhacday dhismo xafiisyo ah oo ku yaalla magaalada New York.
Dadka dhintay waxaa kamid ah askari boolis ah oo lagu magacaabi jiray Didarul Islam, iyo ninka weerarka geystay oo lagu magacaabo Shane Tamura.
Ninka weerarka gaystay oo 27 jir ah ayaa sida baaritaanka lagu ogaaday la sheegay in uu kasoo jeedo magaalada Las Vegas.
Ninka dilka gaystay ayaa gudaha u galay dhismaha isagoo sito qori M4 ah, wuxuuna halkaas ku dilay afar qof ka hor inta uusan isaguna dhiman.
Dhacdadan ayaa weli baaris lagu hayaa, waxaana la sheegay in mid ka mid ah dadka dhaawacmay lagu dabiibayo isbitaal ku yaala magaalada.
Dhismaha la weeraray waxaa degan shirkado waaweyn sida NFL, Blackstone, iyo Deutsche Bank.
Mustaqbal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…
Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha,…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay inuu dib u dhigay weerar ay ciidamada dalkaasi…
Saraakiil sare oo ka tirsan Militeriga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa gaarey magaalada Baydhabo ee caasimadda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…