Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyay Midowga Afrika taageerada ay siiyaan Soomaaliya, gaar ahaan dagaalka AS oo ay garab ku siiyaan ciidanka xoogga.
Midowga Afirka ayaa dhawaan wakiil rasmi ah u soo magacaabay Soomaaliya, kaasi oo la filayo inuu ka shaqeeyo dardar galinta howlgalka AUSSOM iyo Wadashaqeynta Dowladda Federaalka.
Saraakiil sare oo ka tirsan Militeriga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa gaarey magaalada Baydhabo ee caasimadda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…