Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17 jirka ayaa garaacay dhigooda dalka Sudan ciyaar ka tirsan tartanka CECAFA ee ka socda magaalada Dar es Salaam ee dalka Tanzania.
Gabdhaha Soomaaliya ayaa 8–2 uga adkaaday Sudan, kulan socday 90 daqiiqo oo ay ku muujiyeen ciyaar weerar ku dhisan iyo kalsooni.
Inkasta oo ay ciyaartan heleen 3 dhibcood, hadana marka la eego kala sarreynta Group A, Xulka Gabdhaha Soomaaliyeed ee 17 jirada ah ayaa ka Haray tartankan CECAFA.
Guushan ayaa dhiirrigelin u noqon karta gabdhaha Soomaaliyeed ee xiiseynaya ciyaaraha Kubadda Cagta.
Mustaqbal
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta khudbad uu jeediyay kaga hadlay xaaladda guud ee dalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa isbeddel ku sameeyay hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool kula la wareegtay 220 Askari oo…
Ciidamada Militeriga Soomaaliya gaar ahaan kumaandooska Danab ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ka wada…
Shirkadaha Korontada ee Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in ay kordhiyeen qiimaha ay ku dhuftaan…
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo furay kalfadhiga 59aad ee Golaha Wakiillada Maamulkaas ayaa…