Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga Soomaaliya, Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa guddoomiyay kulan looga hadlay dardargelinta gurmadka abaaraha ka jira qeybo badan oo dalka ah.
Shirka ayaa xoogga lagu saaray sidii si degdeg ah loogu gurman lahaa dadka ay abaartu saameysay iyo weliba sidii loo mideyn lahaa dadaaladda dowladda wado ee gurmadka.
Kulanka ayaa Hay’adda SODMA ku soo bandhigtay dhibaatooyinka ka dhalan kara abaarta haddiibaah gurmad degdeg ah la sameyn.
Waxa kale oo lagu falanqeeyay sababaha keenay abaarta, oo ay ugu weyn yihiin roobabkii Gu’ga iyo Dayrta oo inta badan gobollada dalka ka di’in.
Kulankan ayaa ku soo aadaya xilli abaar ay ka jirto deegaannada waqooyiga iyo bartamaha dalka, isla markaasna aan la helin roobkii xilliyadaan da’i jiray.
Mustaqbal
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta khudbad uu jeediyay kaga hadlay xaaladda guud ee dalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa isbeddel ku sameeyay hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool kula la wareegtay 220 Askari oo…
Ciidamada Militeriga Soomaaliya gaar ahaan kumaandooska Danab ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ka wada…
Shirkadaha Korontada ee Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in ay kordhiyeen qiimaha ay ku dhuftaan…
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo furay kalfadhiga 59aad ee Golaha Wakiillada Maamulkaas ayaa…