Xoghaye Raabbi oo Mustaqbal uga warramay wixii uu kula kulmay Garoonka Muqdisho, dhegeysi

Xoghayaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya Shaafi Raabi Kaahin oo wareysi siiyay Idaacadda Mustaqbal ayaa ka warramay Xarig iyo xannibaad sababtay in uu ka haro diyaarad uu raaci lahaa.

Xoghaye Raabi oo sidoo kale ah Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubaland ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Ciidamada amaanka ay ku qaldameen,islamarkaana aan la xirin ee xayiraad lagu sameeyay.

Waxaa uu sheegay in Kaarkii uu ku qaatay Baasaboorka Diblomaasiga ah la weydiiyay una sheegay Ciidanka in uu jiro Kismaayo,sidaas darteedna laga reebay safar uu ugu socday Kismaayo.

Waxaa uu sheegay in hadda uu xor yahay islamarkaana uu ku wajahahyahay Magaalada Kismaayo oo uu markii horeba ku socsday.

Waxaa uu u mahad celiyay Wasiirka Duulista,Ra’isalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi,Ra’isalwasaare Kheyre iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya oo uu sheegay in ay qeyb ka qaateen in uu xorriyaddiisa dib u helo.

Dhegeysi

Wareysi Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland

Mustaqbal media

Recent Posts

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

2 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

4 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

5 hours ago

RW Lubnaan “Xasiloonida Lubnaan waxa ay ku xiran tahay in ciidankeeda ay si buuxda u tagaan Xuduudaha oo dhan”

Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan, Nawaf Salam oo ka hadlay amni dalkiisa ayaa sheegay in aanay nabadgalyo…

5 hours ago

Maamulka Puntland oo maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu Dowlad-Goboleed noqday

Maamulka Puntland ayaa maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu noqday Maamul Goboleed,…

7 hours ago

Taliyaha AFRICOM “Waxaa naga go’an sii wadista howlgallada Amni ee lagu taageerayo Soomaaliya”

Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Afrika loona soo gaabiyo AFRICOM, Janaraal Dagvin Andersan ayaa bogaadiyay howlgallada…

9 hours ago