waxgarad shil ku galay wadada xariirisa Guriceel iyo Balanbal

Wararka ka imaanaya Galgaduud waxay sheegayaan in waxgarad ka baxay  Guriceel isla markaana ku siijeeday dagmada Balanbal ay shil gaari ku galeen wadada xariirisa dagmooyinka Guriceel iyo Balanbal.

Wararka waxay sheegayaan in waxgaradku ku sii jeedeen shir lagu heshiisiinayey beelo walaalaa oo ku dagaalamay deeno hoostaga degmada Balanbal.

Waxgaradka dhaawacu gaaray waxaa kamida,

Nabadoon Aadan Maxamad Rooble Xood

Nabadoon Cusmaan Shiekh Cabdi waaxid

Nabadoon Cali Daahir Xaashi {Cali Gubad}

Dhawaca nabadoonada ayaa dib loogu soo celiyey Guriceel si looga dabiibo dhawacyada soo gaaray.

Deeganada Galmudug inta badan waxa ka dhaca shilal gaari oo la sababa dhimasho iyo dhaawac waxaana loo sababeeyaa wadooyinka oo aan dayactirneyn

Mustaqbal media

Recent Posts

DFS oo dhammaadka sannadkan soo bandhigeysa Natiijada rasmiga ah ee qodida Shidaalka Ceelka Curad 1

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa xaqiijiyay in…

12 mins ago

MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…

5 hours ago

Turkiga oo Soomaaliya keenaya Maraakiib Kalluumaysi

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…

6 hours ago

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…

7 hours ago

Kooxo hubaysan oo ku dagaalamay mid kamid ah Xarumaha Shidaalka ee Liibiya

Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…

8 hours ago

RW Xamsa oo bogaadiyay isbaddelka uu sameeyay Maamulka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…

8 hours ago