Soon wanaagsan sida aad u dhan tihiin
Waa maxay Soonku?
Soonku waa mid kamid ah shanta tiir ee lagu dhisay Diinta Islaamka, waana waajib aan gudushadiisu u baahnanay in qofku leeyhay awood dhaqaale, waa tiirka 4aad ee Islaamku ku dhisan yahay, waxa uu kamid yahay cibaadada gaarka ah ee u dhexeysa rabbi iyo qofka Sooman
Qeexidda Soonka:
Marka la raaco sida uu u qeexay Immaamu Shaafici soonku waa:- Af-heysi gaar ah, oo laga Af-haysanayo walxo gaar ah lana afheysanayo xilli gaar ah, una gooni ah shaqsi gaar ah.
Dhinaca sharciga marka loo kaco Soonku waa Ka Af-heysiga Cunto, Cabitaan iyo galmo xilli xaddidan oo u gaar ah dad gooni ah.
Marka qeexitaankaan la falanqeeyo islamarkaana la sii iftiimiyo soonku waa in Qofka Muslimka ah, Qaangaarka ah, garaadkiisu dhan yahay uu ka Afheysto dhammaan waxyaabaha wax afuriya laga billaabo dhalashashada Fajarka koowaad illaa qorraxdu ka dhacdo, iyada oo lala xiriirinayo in la niyeysto Soonka inta habeennimo, waxaana shardi ah in aanay jirin dhammaan waxyaabaha kahor istaaga in qofku Soomo sida Dhiigga caadada, kan dhalmada iyo Waallida
Waajibinta Soonka
Soonku weligiiba waa jiray, xitaa Ummadihii hore qaarkood ayuu waajib ku ahaa, balse diinta Islaamka oo Soonku yahay tiirkeeda 4aad waxa ay waajibisay gudahashada Soonka kaddib markii Baytal Maqdas laga beddelay Qiblada loona beddelay Kacbada magalada Maka, Bishii Shacbaan sanadkii labaad ee Hijriyada ayaa soonka lagu waajibiyey dhammaan dadka Muslimiinta ah, Qaangaarka ah islamarkaana awooda in ay Soomaan.
Tiirarka Soonka
Tiirarka Soonku waa laba tiir oo keli ah
Shuruudaha Soonka
Qof walba oo soon kuwaajibayo waxaa looga baahan yahay in uu buuxiyo 3 shardi, kuwaas oo haddii laga waayo aan Soon waajib ku ahayn, saddexdaas shardi waxa ay kala yihiin:-
Sababha Banneeya Af-furka
WQ: Axmed C. Guutaale
Dersa Sharciga, Qaanuunka & Warbaahinta
Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta magaalada Laascaanood ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab…
Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu…
Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga…
Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Spain kuna guullaystay Koobka Adduunka 2026 ee lagu magacaabo Marc Cucurella…
War kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa Galmudug loogu baaqay in ay ka waantowdo in saanad…