GUDAHA/wararka

Soomaaliya iyo howlgalka AUSSOM oo ka wada hadlay dagaalka AS

Waxaa magaalada Muqdisho ka qabsoomay kulan gaar ah oo ay yeesheen Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika ee Mukhtaar Cusmaan iyo La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Aweys Haji Yusuf.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee dalka, maalgelinta hawlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya AUSSOM, iyo mashaariicda soo socda ee lagu taageerayo Booliska Soomaaliyeed.

Sidoo kale, labada dhinac ayaa ka wada hadlay wajiga uu yeelan doono howlgalka AUSSOM, gaar ahaan inuu noqdo mid si gaar ah u taageeraya nabadda iyo xasiloonida Soomaaliya.

Kulankan ayaa sidoo kale daba socday shirkii 4-tii Nofeembar ee dhexmaray labada dhinac ee Soomaaliya iyo AUSSOM, kaasi oo la xiriiray dardar galinta dagaalka AS iyo taageerada howlgalka cusub.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

10 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

12 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

15 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

15 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

17 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

17 hours ago