GUDAHA/wararka

Soomaali ku xayirnayd Suudaan oo Dalka dib loogu soo celiyay

18 Muwaadin oo muddo ku xayirnayd gudaha Suudaan kaddib markii ay saameyn taban ku reebty colaadda Dalkaas ayaa maanta lagu guuleystay in dib loogu soo celiyo Dalkooda sida ay sheegtay Safaaradda Soomaaliya ee Dalkaas.

Dadkaan ayaa la kala geeyay Magaalooyinka Hargaysa iyo Muqdisho sida lagu sheegay war kasoo baxay Safaaradda Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Suudaan, 16 qof ayaa laga dejiyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Hargaysa halka 2 kale ee laga dejiyay Muqdisho.

Suudaan waxaa ku sugan Soomaali dalkaas u kala aadday Waxbarasho iyo Ganacsi, waxaa saameyn taban ku reebay dagaallada sokeeye ee Dalkaas ka dhacay, qaarkood ayaa kol hore isaga baxay goobaha colaaddu saameysay halka qaar kale ay ku xayirmayn.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…

35 mins ago

Kooxo hubaysan oo ku dagaalamay mid kamid ah Xarumaha Shidaalka ee Liibiya

Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…

50 mins ago

RW Xamsa oo bogaadiyay isbaddelka uu sameeyay Maamulka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…

1 hour ago

Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…

15 hours ago

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

17 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

20 hours ago