Dalalka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay munaasabadda 1 da Luuliya ee maanta shacabka Soomaaliyeed u dabaa dagayaan.
Waa ku waan hadallada ay soo saareen dalalka saameynta ku leh siyaasadda Soomaaliya.
“Munaasabada 1 Luuliya waxaa ay ka dhigan tahay maamuuska iyo xasuusashada dadaaladii ay bixiyeen Halgamayaashii Soomaalida si loo helo xurnimo”
Turkiga
“Waxaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayna maalinta xorriyadda, waxaan leenahay kobca oo ka faa’iideysta midnimada iyo fursadaha dalka yaalla”
Mareykanka
“Waxaan si cad u sheegayna in Soomaaliya tahay Saaxiib qoto dheer, waxaan munaasabada 1 Luuliya idiin rajeynaya nabad”
Talyaaniga
“Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeenayna Munaasanabada xurriyada ee 1 Luuliyo”
Qadar
“Hambalyo ayaan u dirayna Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ee maalintooda xurriyada”
Ingiriiska
“Waxaan Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeenayna dabaal daga 1 da Luuliyo”
Finland
“Soomaaliya marxalado kala duwan ayay soo martay oo mudan in maalintan xurriyada la xasuusto”
Howlgalka AUSSOM.
Mustaqbal
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…
Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray dagaalkii saakay ka dhacay Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Warshado waa weyn oo kaalin muhiim ah ka qaata…
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda…