Madaxweynihii dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka Madaxweynaha Maamulkaas.
Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Baydhaba ayuu ka sheegay in sidoo kalena uu ka tanaasulay ka qeybgalka doorashada Madaxtinimada Maamulka Koofur Galbeed ee lagu wado in ay dhacdo 17ka Bishan.
Warar kala duwan ayaa sheegaya halka uu ku dambeynayo Shariif Xasan, oo ah qof galaangal weyn ku leh siyaasadda Soomaaliya.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Shariif uu muddo ka nasanayo Siyaasadda islamarkaana degayo Magaalada Nairobi halka kuwo kale ay sheegayaan in uu u soo wareegayo Kursiga Golaha shacabka ee uu markii hore wiilkiisa uga kacay,haddana doonayo in uu ku soo laabto.
Dowladda Federaalka ah ayaa waxaa uu khilaaf siyaasadeed kala dhaxeeyaa Dowlad Goboleedyada,waxaa ay dowladda dhexe la heshiisay Hirshabeelle,halka maamullada kale ay diideen.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Puntland…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…
Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray dagaalkii saakay ka dhacay Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Warshado waa weyn oo kaalin muhiim ah ka qaata…