Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

PSG oo Manchester City ku garaaceysa saxiixa Toni Kroos.

Kooxda Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa iney Man City ku garaaceyso saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Toni Kroos.

Thomas Tuchel kooxdiisa ayaa xilli ciyaareedkan ku jirta dhibaato iyadoona laga cirib tiray tartamka xiisaha badan ee Champions League sidaa daraadeed waxaa uu rabaa in uu kooxda dib u dhiso isagoona ku raad jooga xidiga Real Madrid ee Kroos.

Sido kale 29-jirkaan adeegiisa waxaa xiiseyneysa kooxda hogaamineysa horyaalka Ingriska ee Man City iyadoona kaso gudbisay dalab dhan 68m.

Wargeyska France Fottball ayaa ku waramaya in kooxda reer France ee PSG ay miiska u saartay kooxda Real Madrid aduun dhan 80-m oo ay ku dooneyso adeega qabiirka reer Germany ee Kroos.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Dadka Qasa oo maanta Salaada Janaasada ku tukuday 112 ruux oo 3 sano ka dib la helay Meydadkooda

Magaalada Qasa waxay saaka marti galisay aaska iyo janaasada in ka badan 100 ruux oo…

1 hour ago

DFS oo dhammaadka sannadkan soo bandhigeysa Natiijada rasmiga ah ee qodida Shidaalka Ceelka Curad 1

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa xaqiijiyay in…

2 hours ago

MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…

7 hours ago

Turkiga oo Soomaaliya keenaya Maraakiib Kalluumaysi

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…

7 hours ago

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…

9 hours ago

Kooxo hubaysan oo ku dagaalamay mid kamid ah Xarumaha Shidaalka ee Liibiya

Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…

9 hours ago