Odoyaal dhaqameed ka socda Dowlad-Deegaanka Soomaalida ayaa Magaalada Hargaysa u tagay xal u raadinta xiisadda Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ee sababtay dhimashada iyo dhaawaca Dadka rayidka ah.
Waxgaradkaan ayaa la kulmaya dhiggooda Somaliland si ay ula wadaagaan taladooda lagu xoojinayo dedaallada lagu gaarayo xal u helista khalalaasihii ka dhacay Magaalada Boorama ee salkiisu ahaa bandhigga Buugga Xeer Ciise ee markii dambe la joojiyay.
Sidaan oo kale waxa ay Waxgaradkaan horay u tageen Magaalada Hargaysa xiligii ay socdeen dagaalladii ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, waxa ay talooyin siiyeen Waxgaradkii ay la kulmeen.
La soco wixii kasoo kordha
Mustaqbal
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…