GUDAHA/wararka

NISA oo sheegtay in ugu yaraan 19 xubnood oo katirsan ‘AS’ lagu dilay Shabeelaha Dhexe

War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhan ah ‘AS’ oo ka dhacay deegaanka Yaaqle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle lagu dilay ugu yaraan 19 xubnood.

Warka NISA ayaa intaas lagu daray howlgalkaan uu ahaa mid ciidanka Nabadsugidda ay ka fuliyeen goob qarsoodi ah oo ‘AS’ ku sugnaayeen isla markaana isku uruursanayeen laguna qaarsiiyay khasaaraha intaas la eg waa sida hadalka loo dhigay.

Halkaan ka aqriso warka kasoo baxay Hay’adda NISA:

 

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kordhisay howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee isugu jira weerarrada lugta ah iyo duqeymaha ay fulinayaan Diyaaradaha Duulliye la’aanta ee intooda badan Maraykanka laga leeyahay.

Mustaqbal

MM Editor

Recent Posts

MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…

5 hours ago

Turkiga oo Soomaaliya keenaya Maraakiib Kalluumaysi

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…

5 hours ago

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…

7 hours ago

Kooxo hubaysan oo ku dagaalamay mid kamid ah Xarumaha Shidaalka ee Liibiya

Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…

7 hours ago

RW Xamsa oo bogaadiyay isbaddelka uu sameeyay Maamulka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…

8 hours ago

Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…

21 hours ago