Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay ciidamada dowladda gaar ahaan Nabad Sugida Qaranka ee NISA ka sameeyeen tuulada Buulo-xoog oo hoos tagta deeqaanka Buqaqable ee gobolka Hiiraan.
War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska NISA ayaa waxaa lagu sheegay in toddobo xubnood oo ka tirsan AS lagu dilay howlgalkan oo ay fuliyeen tuulada Buulo-xoog.
NISA ayaa sheegay in xubnahan ka tirsan AS ay ka soo baxeen deegaanka Shaw, iyagoo u socday deegaanka Buqa-qable ee gobolka Hiiraan.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka
Mustaqbal
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…