GUDAHA/wararka

NISA oo howlgallo ka fulisay gobolka Shabeellada Hoose

Ciidanka Dowladda gaar ahaan Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa howlgallo saacadihii la soo dhaafay ka sameeyay deegaan lagu magacaabo Dhanaane oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose.

Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in ay burburiyeen Saldhig iyo guryo ay AS halkaas ku la haayeen.

Sidoo kale, waxa ay sheegeen in guryahaas ay ku keyd ahaan u isticmaali jireen, iyaga oo ku qarin jiray walxaha qarxa.

Sarakiisha ayaa sheegy in howlgalladaan ay sii wadi doonaan, si loo yareeyo khatarta AS ee gobolka Shabeellada Hoose.

Malmihii ugu danbeeyay Cidamada dowladda ayaa howlgalo  ka waday deegaanada  dhaca Shabeellaha Hoose iyagoo is ku dayaya in aya deegaano badan kala wareegaan AS.

Mustaqbal

MM News

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

11 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

14 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

16 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

17 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

18 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

18 hours ago